Zidane oo si RASMI ah ugu dhawaaqay liiska xiddigaha kooxda Real Madrid ee ka qeyb galaya kulanka Real Betis

0
12

(Madrid) 01 Nof 2019. Zinedine Zidane ayaa wuxuu ku dhawaaqay liiska xiddigaha kooxda Real Madrid ee kaga qeyb galaya kulanka horyaalka La Liga ay naadiga Real Betis kula ciyaari doonaan habeen dambe garoonka Santiago Bernabeu.

Zidane ayaa ayaa ka reebay liiska xiddigaha kooxdiisa Real Madrid ee ka qeyb galaya ciyaarta Real Betis, ee ka tirsan kulamada 12-aad horyaalka La Liga ee xilli ciyaareedkan labada xiddig ee kala ah James Rodríguez iyo Gareth Bale.

Macalinka reer France ee Zinedine Zidane ayaa shaaca ka qaaday in labadan xiddig aysan diyaar u aheyn inay ka qeyb galaan kulanka habeen dambe ee Real Betis, wuxuuna taasi badelkeeda liiskan ugu yeeray labada xiddig reer Brazil ee Rodrygo iyo Vinícius Júnior.

Haddaba halka hoose kaga boggo liiska xiddigaha kooxda Real Madrid uu ku dhawaaqay tababare Zidane, kuwaasoo ka qeyb galaya kulanka habeen dambe ee Real Betis:

Gool FM.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here