Xoghayaha Guud Ee Xisbiga WADDANI Oo La Xidhay

0
47

(HilaacNews-Hargeysa)-Wararka aanu helayno hadda ayaa waxa ay sheegayaan in xabsiga loo taxaabay Xoghayihii guud ee Xisbiga WADDANI Khadar Xuseen Cabdi.

Xadhigga Xoghaye Khadar waxa noo xaqiijiyay mas’uul ka tirsan xisbiga WADDANI

Waa mas’uulkii labaad ee ka tirsan xisbiga WADDANI oo ay ciidammada boolisku xabsiga u taxaabaan, waxa isaga goor-dhawayd la xidhay afhayeenkii guud ee xisbiga.
Xukuumaddu wali kama hadal xadhiga mas’uuliyiintan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here