Xisbiyada Haloo Badalo Nidaamkii Qabyaalada Ahaa Ee Reer Walba Awoodiisa Haystay

16
36

Xisbiyada Haloo Badalo Nidaamkii Qabyaalada Ahaa Ee Reer Walba Awoodiisa Haystay

16 COMMENTS

  1. Meesha awalba dhagar qorsheysan iyo munaafaqad ayuun baa lagu wadaye. Muuse tuug xaraan-quute waa la ogaan halkuu ku dambeeyo. Hadalkan laiska wado uun hala joojiya, ficil baa la rabaa oo reerkasta arimihiisa iyo dhulkiisa ha xoreysto oo reer kastaa deegaankiisa haku eekado. Waa intaas uun

  2. Raganimooy ninkaagii nacasnimo maxaa baday. Allahayow maxaa nin jileec sida dumarka hadal bilaa qorshe ah uun wada dadka baday. Rag dhulkoodii in tuugi ku gumeysato ogolaaday iyagoo awooda inay xornimo ku noolaadaan. Bilaa qorshe bilaa jawaab.

  3. Haddii Cirro oo aad isku reer tihiin uu hanan kari waayey kursigii miyey Somaliland rogmatay?! Adeer anigu Muuse Biixi isku reer ma nihin laakiin Somaliland marnaba dib u noqon mayso. Waa run dawladdu wax badan may qaban hase yeeshee nabaddaas aynu haysano ayaa horumar badan dhashay. Bal orod waddankii soo eeg inta rag iyo dumar taajiray ee dhaqaale iyo ganacsi yeeshay, inta dhallin wax baratay ee aqoon kasbatay. Markaas ayaad doonaysaan in dib loogu noqdo 94 iyo habar habar sababtoo ah shakhsi reerkiina ka soojeeda ayaa la iman kari waayey tab iyo karti uu ku noqdo Madaxweyne.

  4. Qurba joog caruurtiisii iyo ehelkiisii intii uu kari karayey dibada gaystay bulshada yaanu dab ku shidin aanu hadhow bakhtin karayn. Madaxwayne Muse nin jecel iyo nin neceba wuu iska tagi beri oo codbuu ku tagi ee Somaliland tagi mayso marna.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here