Xisbiga Waddani Muxuu Ka Yidhi Xaalada Caafimaad Ee Gudoomiye Ciro

23
91

Xisbiga Waddani Muxuu Ka Yidhi Xaalada Caafimaad Ee Gudoomiye Ciro

23 COMMENTS

  1. Barkhad nacasnimadiisu qisaas malaha show suit-kan la wada xidhay waa ina wareeriyay isna siilaanyaa soo lug gooyay sidii
    Ciyaalka xabaglayaashaa ayuu u hadlaayaa local maahee waa i international WOW aqooneey ba'

  2. horta kanai wa beenaale war isla yaab ilahay beenta waa xarimay cafimaad ilahay hasiiyo ciro lakiin taas waa la og yahay inuu xanuunsanayo ilahay caafimad ha siiyo hadi loo qorayna wuu noqon madaxwayne hadan loo qorina ma noqonayo adiga lakiin waxad cadowga somaliland bantuunow sida u hadashana maha sida gobta u hadalaan isla yaab

  3. madaxda wa waajib in loo duceeyo mar walaba dowladdeena waanu u ducaynaa waana nagu wajib ilahay na faray laakin adiga uma ducayside waad habaartaa runtii somaliland inay burburto jeceshahay adiga iyo buuubaa awadiina xusbigiina cidina ma soo gelayso beenaalayaal

  4. ciro waa faqash munaasibad 18 may ah weligii kamuusan qaybgelin qadiyada somaliland iyo xamar hal mar xitaa kama hadlin madaxweyne uma qalmikaro calooshisa u shaqstaha xuni nin jileec weeyaan

  5. Nin madax weyne sheeganyaa oo dalkiisa kolba ka cararay aneegu maa amiin sani kan yari dalkiisa waan necebahay kn yar ee mrkn arko dulqadka ayaa iga dhmdaa we siyaasad si fcn uga hdl mrkstaba oo cadu iska dhig

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here