Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Puntland Oo Is Casilay.

0
38

(HilaacNews-Garoowe)-Xildhibaan Maxamed Warsame oo ka tirsanaa Baarlamaanka Puntland ayaa guud ahaan iska casilay xubinimadiisii, warqad uu soo diray oo laga hor akhriyay golaha ayuu xildhibaanku ku sheegay in sababo isaga u gaar ah uu shaqada uga tagay.

Xildhibaanada Baarlamanka Puntland ayaa cod gacan taag ku aqbalay is casilaada Xildhibaan Maxamed Warsame, Faysal Cumar Gees-diir ayaa lagu wadaa in uu booskaan buuxiyo kuna soo biiro xubnaha baarlamaanka Puntland.

Xildhibaanka is casilay ayaa ka mid ah xubnaha baarlamaanka Puntland kasoo gala Gobolka Bari.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here