Xabaalo wadareedyo Uu Soo Saaray roobkii Ayaa laga helay magaalada burco

20
63

Xabaalo wadareedyo Uu Soo Saaray roobkii Ayaa laga helay magaalada burco

20 COMMENTS

  1. Hubkii iyo qaranimadii somaliyeed ayaa loo adeegsaday ……naclatulaah siyaad bare iyo wixii taageera …….😭😭😭 Lama ilaawaayo…….qaarbaa idhaahda waa dadkii xeryaha qaxoontiyada ……ok kuwii xeebta Jazeera ee muqdishona maxay ahaayeen……

  2. Ah kolba dhibtii ayaa soo baxaysa qaarna taan ogaaybay u bu'ayaan 😭😭😭😭ANOON U AAR GUDIN ALLE IMA DILO WAA RAMADAANE
    Nimankii ugu badnaa wadanka u shihiiday waxay u badnaayen garxajis

  3. Walaahi dadkan waa dadkii ay jabhadii SNM ku xasuuqday magaaladii Burco maalintii 27-5-1988 Oo ah maalintii ay soo gashay jabhada SNM Magaalada Burco , sheekadu way cadahay
    Sheekada roob ayaa soo saaray caruurta 5 jirka ah ugu sheekaya

    27-5-1988 ay la xasuuqay dadkan uu badna caskartii Dowlada Soomaaliyeed sii gadisa ahna lagu dilay waxayna xabaalahu soo baxeen 27-5-2019 ! Caqliga Iidoor caadii maaha kkkkk

  4. Ku isku dayayeya in ay dafiraan xasuuqii jaahilkii afweyne laga hadhi maayo gacankudhiiglayaashiisii ilaahay
    Ayaa mar walba qashifa daalimiintii umada reer Somaliland
    Xasuuqday kuwa faqash dabadhilifka u ah waataa dakiinii
    Xabsalwadareedii roobku soo saarayo iimaan la,aan $100 doolar faqash idin siiso oo tidhaahda
    Calanka soomaaliya ku dhex xidha
    Damiirlaawayaal dhuuni raac ah
    Miyaanay ogayn ragii aabayaashood la laayey inay ka
    Tirsan yihiin police ,milatetiga, asluubta,badda, oo qofkii calan faqash xidha intay indhaha ku dhuftaan jeelka u taxaaba kaalay
    Faqash ha idinka saarto jeelka

  5. Waxay isku dayayan inay dafiran oo ohinti yaxaska nola imadan somaliya somaliya wa ina la guba ka cadawga so raca ee somaliya laga maqlo xayawanka xun ee bila dhiiga adeer wanu ka war hayna waxad samaysen tana wa la iskaga daba imanaya ee ku xisabtama ciyalka qiira japanta ku jirana adeer indhihina idin macalina

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here