" Waxaan U Imi Hargeisa Inaan Labada Qoys Kala Saaro " Fanaanada Nimco Yaasin Caraale

24
125

ERYAL TV Fadlan Ilaali Xuquuqda Muuqaalkan Dibna Ha U Upload Garayn Hadaanad Amar Ka Haysan Maamulka Eryal TV. Hadii Kale STRIKE ayaad la …

24 COMMENTS

  1. 100% Adeega iyo Nimco wa isku dhiig iyo dheecaan. Bal wajiga eega, bal indhaha eega bal sanka eega bal bushimaha iyo ilka eega wa laba qof oo la soo kala jeexay. Nimco xooga bay is cadaysay. Halka Adeega rafaad ka muuqdo. Xitaa codka wa isku egyihiin. Nimcooy walaalo illahay ka yaab oo walaasha Adeega ha ugu cararin duruufta iyo Gabooyanimo.

  2. Way kala hadlaysaa . 3 jir baa laygu geeyay D jabuti .
    8 jurna sheekh ban imin oo an galay macalin qaasim….
    Watan lagu kaxeeyay ado Yar oo 3 jir ah yaa ku garanaya sido kle ado 8 jir ayad so noqoto yaa kugu dhaaranaya …
    Wxay iska jeclaatay reer d jabuti
    …. Laf timir ba ku jirta …

  3. Waxaa sharaf-darradaas ugu wacan iyadoo 70 jir ah waa macaasida ay ku jirto ee heesaha iyo qudhunka ah. Waxay tiri Quraanka waan dhammeeyey! Oo aad dhammeysidee ma ku dhaqantay? Waa wax lagu qoslo

  4. macalin qaasimkaasaan kuxasuustee …ree hargeysa yaa garanaya malcaamad xawaadle ku ooli jirtey oo macalin qaasin oday laodhan jiray uu lahaa oo loox iyo khad wax lagu qori jirey kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here