Uganda Airlines Oo Duulimaadkii U Horreeyay Ee Toos Ah Ka Bilowday Muqdisho

0
39

(HilaacNews-Muqdisho)-Diyaaraddii u horreeysay ee shirkadda duulimaadyada Uganda Airlines ayaa goor dhowayd soo caga-dhigatay garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan Cadde.

Duulimaadkan ayaa billow u ah duulimaadyo toos ah oo isku xidhaya Muqdisho iyo Kampala.

Xaflad lagu daahfuray duulimaadyada ayaa lagu qabtay garoonka diyaarada Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.

Uganda Airlines ayaa dib u habeyn ballaadhan lagu sameeyay, muddo 18 sanno kaddib, iyada oo shirkadda ay billowday duulimaadyo ay ku tageyso dalalka gobolka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here