Tababare Valverde oo si RASMI ah u shaaciyey liiska xiddigaha Barcelona ee ka qeyb galaya kulanka Mallorca

0
48

(Barcelona) 06 Dis 2019. Tababare Ernesto Valverde oo shaaciyey liiska xiddigaha Barcelona ee kaga qeyb geli doono kulanka habeen dambe ee horyaalka La Liga dalka Spain ay kula ciyaari doonaan Mallorca.

Barcelona ayaa isku diyaarineysa kulanka ay habeen dambe ku soo dhaweyn doonto kooxda Mallorca garoonka Camp Nou, kaasoo ka tirsan kulamada 16-aad ee horyaalka La Liga dalka Spain.

Fati iyo Arthur ayaa ka maqnaanaya kooxda Barca kulankan, laakiin waxaa dib ugu soo laabtay Busquets & Todibo.

Haddaba halka hoose kaga boggo liiska xiddigaha kooxda Barcelona uu ku dhawaaqay tababare Ernesto Valverde, kuwaasoo ka qeyb galaya kulanka habeen dambe ee Mallorca:

Gool FM.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here