(Manchester) 29 Okt 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Manchester City Iyo Southampton kulanka goor dhow soo gali doona ee tartanka Carabao Cup.
Hadaba dhanka hoose kaga boggo Shaxda rasmiga ee kooxaha Manchester City Iyo Southampton:
Man City XI:
Southampton XI:
Gool FM.