Shaxda rasmiga ah ee kulanka FA Community Shield ee kooxaha Liverpool iyo Manchester City oo la shaaciyey… (Yaa ku soo bilowday safka hore?)

0
42

(London) 04 Agoosto 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo galyaan galabta kooxaha Liverpool iyo Machester City ee FA Community Shield, kaasoo ka dhacaya garoonka Wembley ee Magaalada London.

Tababare Klopp ayaa safkiisa hore ee weerarka ku soo bilaabay Salah, Origi iyo Firmino, halka Sadio Mane uu kulankan seegay.

Dhinaca kale kooxda ku guuleysatay horyaalka Premier League xilli ciyaareedkii hore ee Manchester City ayaa safkeeda hore waxaa ku soo bilowday labo Silva oo lagu daray De Bruyne oo ay ku jiraan Sane iyo Sterling.

Tababare Pep Guardiola ayaana kulanka kursiga keydka ku bilaabay Weeraryahanka reer Sergio Aguero.

Haddaba halkaan hoose ka eeg safafka labada dhinaca ay ku soo galeen garoonka iyo kuwa u fadhiya kursiga keydka kulanka galabta:-

Safka hore ee Liverpool: Alisson; Alexander-Arnold, Gomez, Van Dijk, Robertson; Fabinho, Henderson, Wijnaldum; Salah, Origi, Firmino.

Keydka Liverpool: Mignolet, Lovren, Keita, Oxlade-Chamberlain, Lallana, Shaqiri, Matip.

Safka hore ee Manchester City: Bravo, Walker, Stones, Otamendi, Zinchenko, Rodri, Silva (C), De Bruyne, Sane, Bernardo, Sterling.

Keydka Man City: Ederson, Gundogan, Jesus, Aguero, Angelino, Foden, E Garcia.

Gool FM.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here