RASMI: Xiddiga kooxda Liverpool ee Virgil Van Dijk oo loo doortay daafaca sanadka

0
49

(Monaco) 29 Agoosto 2019. ​Daafaca kooxda kubadda cagta Liverpool ee Virgil Van Dijk  ayaa loo doortay daafacii ugu fiican xilli ciyaareedka.

Kaddib markii uu kooxdiisa Reds ku hoggaamiyey Champions League, daafaca reer Holland ayaa loo caleemo saaray daafacii ugu fiican xilli ciyaareedka 2018/2019.

Hambalyo VIRGIL VAN DIJK

Gool FM.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here