RASMI: Liiska xulka qaranka Uruguay oo lagu dhawaaqay… (Miyuu ku jiraa Luis Suarez?)

0
17

(Montevideo) 09 Nof 2019. Waxa la shaaciyey liiska xulka qaranka Uruguay ee kulammada saaxiibtinnimo la kala ciyaaraya   xulalka  Hungary iyo Argentina.

Suarez & Cavani ayaa hoggaaminaya liiska xulka qaranka Uruguay ee lagu dhawaaqay waxaana sidoo kale ku jira Torreira, Bentancur, Godin, Fede Valverde iyo Vecino, laakiin waxaa ka maqan Caceres.

Shaxda xulka Uruguay oo dhammaystiran:-

Goolhayeyaasha: Muslera, Campana.

Daafacyada: Godin, Mendez, Coates, Gaston Silva, Mathias Suarez, Vina, Giovannni Gonzalez.

Khadka Dhexe: Laxalt, Torreira, Vecino, Fede Valverde, Bentancur, Nandez, Lozano.

Weerarka: Brian Rodriguez, Jonathan Rodriguez, Luis Suarez, Cavani, Stuani, Maxi Gomez.

Gool FM.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here