RASMI: France Football oo shaacisay kaalimaha ay kala galeen illaa haatan xiddigaha ku tartamaya abaal-marinta Ballon d’Or 2019 + SAWIRRO

0
38

(Paris) 02 Dis 2019. Majalada France Football ayaa bilowday inay shaaciso sida ay kaalimaha u kala galeen oo ay u kala sarreeyaan xiddigaha ku tartamaya abaal-marinta sanadkan.

Magaalada Paris ee caasimadda Waddanka Faransiiska ayaa ugu dambeyn caawa looga dhawaaqi doonaa laacibka ku guuleysta abaal-marintan, laakiin Majalada bixinaysa abaal-marinta xiddiga ugu fiican ayaa sii shaacisa 30 ciyaaryahan iyo laacib waliba kaalinta uu ka galay qiimeynta.

Hadda halkaan hoose ka eeg xiddigaha illaa iyo hadda lagu dhawaaqay iyo kaalimaha ay kala galeen illaa ay soo buuxsamaan oo ay France Football kan ugu dambeeya halkaan hoose ayaad kala socon doontaa inshaa Allaah.

Sida kaalimaha la shaciyey illaa iyo haatan loo kala galay:-

11 – Frenkie de Jong (Barcelona)

12 – Raheem Sterling (Manchester City)

13 – Eden Hazard (Real Madrid)

14 – Kevin De Bruyne (Manchester City)

15 – Matthijs de Ligt (Juventus)

16 – Sergio Aguero (Manchester City)

17 – Roberto Firmino (Liverpool)

18 – Antoine Griezmann (Barcelona)

19 – Trent Alexander Arnold (Liverpool)

20 – Dusan Tadic (Ajax)

20 – Pierre Emerick Aubameyang (Arsenal)

22 – Son Heung-min (Tottenham Hotspur)

23 – Hugo Lloris (Tottenham)

24 – Marc André ter Stegen (Barcelona)

24 – Kalidou Koulibaly (Napoli)

26- Georginio Wijnaldum

26- Karim Benzema

28- Donny van de Beek

28- Marquinhos

28-Joao Felix

La soco illaa 30-ka ciyaaryahan ay buuxsamaan…

10-ka ciyaaryahan ee isugu soo haray abaal-marinta Ballon d’Or kuwaasoo aan weli kaalimahooda la shaacin:-

Alisson

Robert Lewandowski

Riyad Mahrez

Sadio Mane

Kylian Mbappe

Lionel Messi

Cristiano Ronaldo

Mohamed Salah

Bernardo Silva

Virgil van Dijk

Gool FM.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here