Pro Axmed Ismaaciil Samatar Muxuu Ka Yidhi Qabyaalada Iyo Saamaynteeda

15
97

Pro Axmed Ismaaciil Samatar Muxuu Ka Yidhi Qabyaalada Iyo Saamaynteeda

15 COMMENTS

  1. PROF samatar isaga ayaa kow ka ahaa dadkii qabyaalada keenay wadanka waayo
    Wuxuu galay olaale qabiiliya xiligii doorashada maanta wuxuu noosheegayo ma leh sheeko maraykan iyo waxaas waligiiba ka sheekee

  2. Prof khasaaray, 60 sano ayuu #SoomaaliWeyn u ololaynayey. 40 sano ayuu jaamacadaha Maraykanka wax ka dhigayey. 2013 ayuu idhi Somaliland baan ictiraaf u raadinayaa, iyada oo lagu xasuusto in uu ahaa ragii hortaagnaa Sland 60 sano wax ka badan. Maxay igu filantahay aqoontiisu: waligii dugsi ama goob waxbarasho muu dhisin, dagmadii uu ka yimid waligii booyad biyo ah ma gayn; waxa la sheegaa in uu 20 riyood ugu deeqay ciidamada jiida jooga.
    In maanta uu joogo Hargeisa, oo uu qudbado aan macno lahayn dadka u jeediyaa, waxa ay ka dhigantahay in uu dulaynayo caqliga iyo garaaadka dhallinyarada #Sland.

  3. Prof samatar nin ka qabyaalad badan ma jiro ururkii samaroon ee tolka maraykan isaga asaasay saylici waa inadeerkey muse waa abtigey doorashadii isagaa laga hayaa tukaraq dagaalkii inuu 50 neef geyey halkuu ka qaboojinlahaa ee nacab darood ku dhaqamay muxuu u sheegeyaa somali isagaa tuuga Somaliland lacag ayuu ku qabaa isaga iyo cali Khalif midba 1 million ayaa la siyey ee dhalinyaro ha dhagasanina nin walawba ayahaaga ka tasho

  4. Waxan la yaabaa somalida maxay america ugu walacaan marka ay school yara tagaan iyo ugu heelan yihiin oo aqoontu u moodaan English
    Afsomaligiisa eeg 1 eray oo Somali ah marku yirahdo eray english ah ku xiga

  5. Horaa loo idhi : Raqay ninkii lahaa dabada hayo ma kacdo, hadeynaan dhamaanten daacad ka aheyn sidii aynu uga kori laheyn qabyaalada mar hore ayeynu ka bixi laheyn lkn weynu jacelnahey in aynu iska dhaafno qabyaalada hadana daacad inagama ahoo bahasha weynu yara jecelnahey, balhada xeer aynu isaga xakameyno aynu iskaga sameyno hada waxd moodaba in ay farihii ka baxdey qabyaaladii. Inta ay inagu dhex jirtana waligeen qayrkeen gaadhi mayno weynu isku marmaan qaranka boqontaas ayey heysaa qabyaaladu.!

  6. Nin wayn oo islaaam ah oo hadana maraykan u haysta wax lagu daydo. Dadka aqoon yahan ku moodaya ee wax ku soo mooday ee aad la soo hor istaagtay Heracleitus iyo E Pluribus Unum. Qasaare

  7. ahmed samater ma caruuur baad u sheekaynaysa marakayka siyaasada looma midaysana ilahay ka baqo reero qudha inta badan madaxwayne ah meesha cusuriyada badan weeye oo pilice iska dilo dadka qaar madaxnimadana looma sina sida somaliland alle ka baqo naga daa ruwyada somaliland meel ka cadalisan ma jirto riyaale oo la xamanayay inu dad laayay baaa la doortay wana tartan marka la taramona cidii ilahay u qorya baa guulaysta somaliland wax xumana iyo wax qabyalada ma talo dadkiina yiadhada somaliland baa qabyalad ka jirta waa kuwa doonay inay carqaladeyan citirafka soo guuxaya lakiin wax ale wato cina been kuma joojin karto faysal cali warabe u horeeeya dadka yidhaahda qabyalad baa jirta isgo isaga isleh adiga wax ku doono oo kukordhiso lakiin aaan eegin kelamadahaasi waxay keeni karan adigii garnayayna ka fow kelamadahaas

  8. ffekerkan odhanaya dad kale haa lakeeno maaxay aahayd adeer markaynka waanu deganayn waana garanaynaa cunsuriyada waa cirka waa meesha dadka madow black african lagu yidhaahdo dunada kale sida canada ma tidhaahdo taas dadkeedana magacyo uma kala samayso somaliland waa dad midaysan oo wax walaba qaybsada weliba beelaha darafyada losed buriya qaarkood cashuur loo gooyaa si ay u soo gadhan dalka taasna wa in la joojiya aama waa in gobalada kalena loo gooyaa xaq is xaq walahay meeshan dad baa ka na jaxay hadan guuuxa garna wayay dawadood aniga gunta kama midaysana ada u maaleeyaay cidan aqoon uga sheekee

  9. inu maraykanka noo xayaysiiyo u yimi meesha adeer waata inanti somaliyeeed ilahan cumar xata la cunsuraynayo umada ka da warka aaan jirin dalka sheegayso waa meesha caruurta schoolka ee somaliyeed aaan aqoon mid iyo waxas la barin tusta inay yihiin dad madow haada adoo wayn timi ka dibna shaqo heshay oo lalgu dayay inta wax dhigayso anaga nimi anagoo yar waa meel cunsuridaa dad waynaha akala soocan yahay hada adiga isleedahay amgac ku hel anaga waanu garanayanaa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here