"Madaxwayne Xilka Ka Qaad Wasiirka Arimaha Gudaha" Xildhibaan Nacnac

24
93

"Madaxwayne Xilka Ka Qaad Wasiirka Arimaha Gudaha" Xildhibaan Nacnac

24 COMMENTS

  1. 4 weak ka hore ayuu shegayay badhasaab tiinbaro in cidan hubaysani jooga dregankaas .
    Wxay ahayd in dawladu ficil muujiso si looga hortago dhib kici karta lkn waabay dhacday .
    .. wxan qaba in dawladu dab ku shidayso hlkaas..

  2. odagii nacnac maxaa helay dadkan isagoo wasiir ahayn bay is dilayeen yaab odagan waan u hanwaynaa maanta hiil buu galay somaliland maxad uga soo baqaysa muuse hadii caare dagaalamay madaxwaynaha iyo kuli baa ku ceebaysan caare waa intuu rabay ina kaahin yaan la cunin waxan somaliya wadee iyagaiska celiya xuduuda ka xidha

  3. cid kasto ku edaysa xukumadaa iyo madaxweynaha waxa ka dhacaya ceel afweyn waa munafaqin an xaqaa shegayn war wasirka arimaha guduhu manu ahayn ninki sida weyn uga hawl galaay markay waxani dhacen markan marki ka horeysay ee bilo dhan fadhiyay ceel afweyn ila ingtay gacmaha kitabka sarayen ee dharanayen manu jogin onu inti karankisa ah ku dadalin dadka manta edaynaya wasir maxamed kahin de waa dad iski uu neeceb ee qofka hadad iski uu neecen tihin iska cadaysta lakin ha dafirina hana xaqirina sidu ugu dadadlay ee uu xil is kaga saray inu dadkasi heshisiyo isago bilo dhan dagana ceel afweyn lakin hadanay dadka is leynaya dinba haysan ilen haday din islam haystan iyago kitabka gacanta saray oo garanaya waxay dintu ka qabto dhagarta ismay dilene dad an allah ka cabsiba lahayn ayan lagu edeyn xukumada oo hala jojiyo munafaqada kuwa manta xukumada edeynaya waa kuwi shalay marku madaxweynuhu xalada deg dega kuso rogay wada qaylinayay ee kaso horjestay dalkan waxa ka buxa munafaqin markay dawlado talabo sharci ka qado kuwa dagalamaya wada qaylya oo yidha maxa sida lo yelaya markay waxay dawladu donaysay inay ka hortagto dhacana afkay gacangta iska wada galiyan dawlad ay edeyan hadaba waxa la gudbon xukumada inay xalad deg dega kuso rogta dadka dagalamaya qofla hub lagu arko ama sacadihi guryaha lagu amray inay jogan kaso baxa ee dibada lagu arka waa inay madaxa ka togtan onay cidna uu daba fadhisan hirgalinta sharciga

  4. kuwa manta xukumada edeynaya waa isla kuwi shalay ka horyimid xaladi deg dega ahayd markay waxay dawladu ka digaysay dhacana afkay gacanta iska galinayan oo xukumaday edaynayan waxsi waa munafaqad an geedna laguso gaban lakin madaxweynaha waxa la gudbon inu xalad deg dega ksuo rogo cidi hub lagu arkana madaxa laga togto cidna an lo daba fadhisan hirgalinta sharciga waa in la jojiyo shekadan la leyahay makba la kala qadanaya waa waxa ay dhagar qabayashasi ku kibren ee xabsiga halo taxabo dhamantod adunka sharciga aya la hirgaliya maha in dhagar qabayal si xorfa uu is kaga weregan dibada waa khalad adunkana kama jirto waxan la leyahay mag hala kala qato

  5. Nimanka xisbiga wadani afkooda iyo dhagahoodu isma maqlaan, shalay bay ahayd markii dawladu lahayd xal kaloo hadhay ma jiree bandoo ayaan kusoo rogayaa gobolka hubkana qasab ayaan uga dhigayaa. Xisbiga wadani waa kuwii afka gacanta galiyey ee arinka ka dhigay in dad gaara loo jeedo. Ilaahay ha inaga damiyo dabkaa holcaya. Caqligu ha shaqeeyo oo meel halooga soo wada jeesto.

  6. Ina kaahin oon wasiir ahayn ayuu dagaalku socday, talabaad ragga hargaisa iyo qurbaha joogaa ee lacagta iska uruurinaya ee jabhada Caare biilinaya iyo Kuwa hoosta ka taageeraaya kuwaas ayaa ka shaqaynaya burburku Somaliland

  7. Maxamed kaahin maxaa laga eedayni hadaanu meesha iimaan iyo caqlitoona lagu hayn sidee la odhan
    Mee kitaabkii qur'aanka aha ee intaso jeer gacanta lasaaray
    Mee shirkii Somaliland oo dhami iskugu timid ee lagu heshiisiiyey
    Wxn leeyahay ilaahay lagama quustee kuwan haloo duceeyo oo kaliya

  8. nin ba laga haya tolkay malinba nin baan naca mantu nacnacna iga dhintay oo aan aad u tageeri jiray hiil cad buu galay inakaahin buu qolo ka dhigay waana ceeb waxaasi yaaab iyo fajaac walahay waa arin aad iga yaabisay umadiiina ka yaabisay wa odyagii aan is odhan jiray waa oday jecel somaliland ayaa sidan noqday meeshu way hooyo beeshay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here