Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Loo Diiday Inay Guddoomiye Doortaan

0
23

(HilaacNews-Hargeysa)-Guddida Cusub ee Doorashooyinka Somaliland ayaa laga hor-istaagay inay doortaan Gudoomiye ku meel gaadh ah.

Guddigga u kala dab qaadaya Xukuumadda iyo Mucaaraddka ayaa diiday in Guddiga Cusubi Gudoomiye yeeshaan ,

Arintaasi ayuu Guddiga dhex-dhexaadintu u arkeen inay sii hurinayso khilaafka hadda jooga hoose ku socda Ee u dhexeeya Xukuumadda iyo Mucaaraddka .

Guddiga dhex-dhexaadinta ayaa ilaa hadda si wayn loogu amaanay jihada ay wax u wadaan.

Balse Guddiga Cusub Ee Doorashooyinka ayaa Berri ka Tashanaya soo jeedinta Guddiga dhex-dhexaadinta .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here