Ismaaciil Yare Oo Muuse Biixi Ku Sheegay Keligii Taliye SIyaad Bare ka Daran

4
42

Ismaaciil Yare Oo Muuse Biixi Ku Sheegay Keligii Taliye SIyaad Bare ka Daran

4 COMMENTS

  1. Markaan arkay siday wax u socdaan iyo sida Madaxwayne Muuso u dhaqmayo waxa ii soo baxday oo ii cadaatay.

    1. Inaad Guurtidii, aqoonyahankii, siyaasigii iyo indheer garatadii Dalkani uu lahaa ee u tudhaayay aad tihiin sida geesinimada, talo wadaaga, is dhagaysiga leh ee aad wax u wadaan hadii aan u kuur galay.

    Waxase aan idin leeyahay oo idinkula talinayaa mar walba waa in Ergo iyo Gudi kasta oo aad u saartaan danta guud ee Jamhuuriyada ay ka dhex muuqdaan una yeedhataan labeenta beelaha reer Soomaaliland ee dega darafyada wadanka, maxaa yeelay wadanka way inala leeyihiin dhibkiisa iyo dheeftiisaba waa inay inala wadaagaan waa hadii cadaalad iyo sinaan la rabo. Allahuma hal balaqtu.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here