Guddiga Maamul u samaynta Galmudug oo ku dhawaaqay liiska 20-ka Xildhibaan ee ASWJ.

0
115

Dhuusamareeb (hilaac news) – War qoraal ah oo ka soo baxay Gudigga Doorashooyinka Galmudug ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay Liiska 20 Xildhibaan kuwaas dhowaan oo ay soo Gudbiyeen madaxda Ahlusunna Waljamaaca.

Guddiga Farsamada Maamul u dhisidda Galmudug ayaa aqbalay liiska Xildhibaanada ugu horeeya ee Galmudug oo ay soo gudbiyeen Ahlu-sunna Waljamaaca.

Sidoo kale Guddiga farsamada iyo dhismaha dowlad goboleedka Galmudug ayaa waxaa ay sheegeen in ay haatan guda geli doonaan soo xulista tirada ka harsan Baarlamaanka Cusub ee Galmudug.

halkaan hoose ka akhriso waraaqda kasoo baxday Guddiga iyo liiska Xildhibaanada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here