Deg Deg:- Maxaa kala qabsaday Siyaasi Duur iyo Wasiir Maxamed kaahin

19
95

ERYAL TV
Fadlan Ilaali Xuquuqda Muuqaalkan Dibna Ha U Upload Garayn Hadaanad Amar Ka Haysan Maamulka Eryal TV. Hadii Kale STRIKE ayaad la kulmi

source

19 COMMENTS

  1. الناس والقبائل الذين جاءوا من سول و سناج جاؤ من انفسهم لا يمثلون الشعب صول و سناج لا تفرحوا لما يرجعون سوف يرفضون أي شيء تقوله لهم

  2. Mudane Duur caraale waa aftahan mar kasta meelaha la isugu yimaado waxa uu ka dhiibtaa weedhaha u macaan , laakiin marka la gaadho waqtigeeda ayuu liqi kari waayaa , bal dib u xasuusto doorashada horteed isaga maxamed xaashi waxay ku kaftameen madal il yartu is qabsatay sida maanta oo kale waxaanay ku dardaarmeen in doorashadu markay dhamaato la isku haneeyo oon laga daba hadal , laakiin duur maalintii xisbigiisii laga guulaystayba waji kale buu la soo baxay , mudaharaad buu ka abaabulay new hargeysa rabshad wata dad baana ku dhintay kuna dhaawacmay , markaa suaashu waxa weeyo hadal macaan muxuu tarayaa hadaan la fulinayn waa iska afka baarkiisee.

  3. duur Si aan fiicanyn ayuu uhadlay maanta Goloda Galbeedko dhan ayaa marti loo ahaa maaha in lays kala guro oo aynu waxyaabaha yar yar ee dhexdeena Aynu markasta hadalhyno wax intaa kawayn ayaa laynaga sugayaa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here