Deg Deg Abwaan Weedhsame Oo Ka Hadlay Xadhiga Abwaan Cabdiraxmaan Abees

30
115

Deg Deg Abwaan Weedhsame Oo Ka Hadlay Xadhiga Abwaan Cabdiraxmaan Abees

30 COMMENTS

  1. Mar dhalinyarta muwaadiniinta ah suuqa dhexdiisa timahooda lagag xiiro maqas qof aan caafimadkisu fiicnayn timaha lagaga jaray, mar facebooka lagu qoro madaxweynuhu waa local dad lagu xidh xidho, mar dad socodka MD matala la xidho iyo waxyaabo kale oo aan danbi weyn aheyn dadka lagu xidho halkii ay aheyd in la xidho dadkan dawooyinka iyo cuntada dhacay dalka keenaya iyo kuwa musuqmaasuqa geystay hantidii umadana boobey ee aan waxba laga qaban Ciidamada booliska somalilan waa haayad u sheqaysa shacabkeeda lkn maaha Haayad shacabkeeda cabadhin ku sameysa fikirka saxda ah iyo dhaliisha ay muteysatay maaha in ay ka xanaaqdo xukumadu iyo waxyaabaha qaar aan wax kasoo qadka laheyn dalka waxa ka shaqeysa xoriyatul qawlka, madaxweyne janeraalka ciidanka boolisku shacabkii ku doortey ayuu ku nacsiinaya hadaad la ogtahey falkan macna darata ah ee lagu hayo bulshada hadhowba cod waad weydiisan dadkaad sidaa ugaleysaan, hadaanad ogeyna ninkan ina fadal iyo saraakiil badan oo lamida iska qabo yaanay jar kaatuurin eeh.

  2. Dawladu wax bay noo sheegtaa yaa iyada xidhaya bilaa caleek cidaacadu waxbay sheegtaa yaa iyadana xidhaya waar xagee loo socdaa afkiibaa juuqda gabay siminaaradu waxbay sheegaan yaa xidhaya iyadana heesuhu wax bay sheegaan yaa iyadana xidhaya bal amuurtan shaydaanku ka adeegsanayo bal eega yaabka yaabkiisa allow sahal amuuraha qaar lagu hoogaa jiree

  3. Kan wariyaha inuu saxafada bartayba ma moodid waar dadka sida looma waryasto , madax wayna maxad u diraysaa ayuunbu ka la soo hor bodaya haduu is laan warysanayo , xukumada ayaa la wajaha madaxwaynu wa shakhsi awood aanu lahyn bad siiseen, nidamka saxafada somaliland wax vadan ba ka qaldan
    Waad ka badbadiseen , inay ka vadbadiyen mada u shegaya , war sida interview looma sameyo dib iskugu noqda eryal tv wan idin tagera lakn isa soo yara saxa plz

  4. Waar yaa weedhsame ma Abwaanimo ayuu wax wayn u yaqaanaa, haduu hadalku caadi yahay xitaa cayda, Dee maama malyuuna waa Abwaanad. Hadalku waxa uu kala leeyahay xumaan iyo wanaag danbi iyo xasanaad, xadhig iyo bilado,
    Abwaan Hadalka wanaagsan Qaranbaa lagu dhisaa ka xuna Qaran baa lagu dumiyaa waana hadalka fidnada keenaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here