Ciidammo La Wareegay Xarunta Guud Ee Xisbiga WADDANI

0
33

Afhayeenka xisbiga Waddani Mudane Barkhad Jaamac Batuun ayaa ayaa saxaafadda u sheegay in aanay waxba iska bedelin baaqa Guddoomiye Cirro ee ah in berri taageerayaashiisu isugu yimaaddaan xarunta xisbiga.

Waxa kale oo uu sheegay in xarunta xisbiga ay yimaaddeen ciidamo ka dhan ah qorshaha xisbiga ee berri.

Taliyaha booliska ayaa sheegay in aanay ogolayn isu soo baxa guddoomiyaha Waddani ku dhawaaqay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here