CIID WANAAGSAN: Hilaac News oo ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyaynaysa munaasibadda Ciidul Adxaa

0
39

(Hilaac News) 10 Agoosto 2019. Maamulka, qorayaasha, shaqaalaha iyo dhammaanba howl-wadeenka hilaacnews.com waxay hambalyo ku aaddan Ciidul Adxaa u dirayaan dhammaan shacabka Muslimiinta ah ee caalamka guud ahaan, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed.

Waxaan sanadkan sanadkiisa kale umadda Soomaaliyeed u rajaynaynaa inay ku gaaraan caafimaad, nabad iyo baraare ay dhibka uga raystaan.

Kulla caam wa antum bi alfi khayr.

Gool FM.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here