Cali Maxamed Xaaji ibraahim Cigaal Oo Fariimo Culus Diray+Sababta.

23
99

Cali Maxamed Xaaji ibraahim Cigaal Oo Fariimo Culus Diray+Sababta.

23 COMMENTS

  1. Waa Dhacdooyinka Qarniga Cigaal lama hayo Meel uu ka dhistay Guri ilaa intuu Somalia xorawday, Ragna Qandaraas kasta Ilaa Nalkii iyo Biyihii ama Guntiguu Gashaday ama Gacal buu u Dhiibtay. Wiilkan Doodiisa Waa Xujadii Qarniga. Waxaa gunimo inoogu Filan inaan Laba ilmaadeer ah kala saari kari wayno.KKKK Waa Dhaxalkii Maamul Xumada.

  2. Walaahi waan qiroday hadalkiisana waxan ka dhadhansaday dacad laga awood badshay isagoo oo aabihii intaas oo mansab kasoo qabtay dawladihii somalida haday noqoto Somalia iyo somaliland ba hadana anay manta dhulalkaas oo dhan aanay ku lahayn hal guri oo ay ka degaan taa bedelkeedana lagu qabsado dhul banaan oo ay awoowgood ka dhaxleen waa ma sibooyinka ina haysta

  3. Somaliland oo dhan iyo ilaahey baa kula jira. .waad heleysaa xaqaaga ha warwarin. ..Salaam
    .all the genuine somalilander and almighty are with you so you should not worry about it. .you will get your property in due course because justice prevails the unjust. .

  4. waa ayaan daro maanta in madaxweyne cigaal oo tacab badan gashaday dalka in maanta lafu qabsado dhaxalkii aabihii uga tagey isaga oo aan wax sharci daro ah ka qaadan intui talada dalka hayey

    ilma xaaji ibraahim cigaal waxan rajeynayaa inay cadaalad helaan oo xaqooda loo soo dhiciyo

  5. Cali Mohamed Xaaji Ibraahim Cigaal Si Wanaagsan Ayaad U Hadashay Waxaad Xaq U Leedahay Waad Helaysaa Adeero Maanta Hadii Dhulkii Laguu Xayiray Haddii Si Daacadda Arinkaa Looga Garnaqo Waad Helaysaa Dhulkii Aad Ka Dhaxashay Awoowgaa Madaxweynaha Jamuuriyadda Somaliland Waxaan Leeyahay Sharcigu Ka Sareeyo

  6. Waar hadaynu garan waynay inaynu marxuumka AHUN sida Daahir riyaale iyo siilaanyo inaynu qasri hargaysa uga dhisno ma istaahilaan inaynu dhulkii yaraa ee uga hadhay intuu xoriyadii inoogu xaraasheen in lagu qabsado Somaliland abaal ma leh kuwii xoolaha umadan qaatay ba kuma qabsataane naga taga dheh daalimiinyahay anigu idinka aqbali maayo garabkoodaan taaganahay Allah ayaa u hiilin iyo intayada damiir ka leh insha Allah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here