Cajiib Wasiir Hore Oo Darawal isu Badalay

31
101

Cajiib Wasiir Hore Oo Darawal isu Badalay

31 COMMENTS

  1. Mudane tanba kaaga xalaalsan tii hore. Aduunka waxa ugu liidata inaad shaxaad ku noolaato ama gacan toogaalayso xoolaha ummada. Gaadhi gaaga irsaaqad ku waayi maysid maalin kasta waa lagaa kiraysan weliba bulshadu adiga tip bay kuugu daraysa ee hore u soco waxan rajaynaya in gaadhigani company baabuurta kireeya uu kuu dhalo oo ilaahay dhowr kalena kuugu daro hadii aad u dadaasho.

  2. wllhi ninkan zida iiga muuqata waa nin naftiisa uhan weyn waayo erayada afkiza kazo bxaya ee tilmaamya inu dacad yahy wxa ka mida wuxu yidhi ''ragga maanta leh wxnu nahy waziiradi hore ee meel fadhiya waa kuwii hantida dadka dhacay'' qaldba aan u idhaahdee hddana waa ujeedada uu u jeeday waana nin iiman qapa allena hku grab galo

  3. Wasiirkii Horre Ee Boosaha iyo Isgaadhsiinta Dawladii Ahmed Siilaanyo Imika Waxaa Laga Jogaa Ayuu yidhi Wasiirku 6'Sanno Markaa Imika Wuxuu Qabtaa Waa Dirawal Shaqaa Sharaf Leh Haddii Maanta Aanu Boobin Xoolihii Umadda Uu Leeyahay Waan Shaqaysanayaa Walaahi Waa Rijaaal Xalaal Cuna Waa Dhididkiisa Xalaashana Horraa Loo Soconayaa Somaliland❤Guul💪💪

  4. NIN RAGEED IGA DHE WAR SOMALIYEY XILKA WA MERTO IMISA MADAXWAYNE SOMALIYED AY WALI KURSIGA AY KU FADHIYAN MODAYA IN ILLAHY U SO MAGACABAY SIDA MAXDWAYNAH DJABUTI OO KALE IYO MADAXWAYNAH DDSI AMA MAXDAWAYNAH DEGANKA SOMALIDA ETHIOPIA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here