"Anigu Muqdisho Ma Rabo " Fanaan BK

36
154

ERYAL TV Fadlan Ilaali Xuquuqda Muuqaalkan Dibna Ha U Upload Garayn Hadaanad Amar Ka Haysan Maamulka Eryal TV. Hadii Kale STRIKE ayaad la …

36 COMMENTS

  1. Idoor been buu islu maweeliyaa waar waligin.qabyalad wada somali idin hanti maamul nimadiina.qirta idoor foqal.idoor wlhi mar 2aad idinka macanynaynaa wanala xasuuqay ka bixi ladihiine buuqina is gadhi waxba iska celin maysan puthlan idin wasayse waxba ahayn soo.dhafi ladihin……idoor

  2. Kulahaa hal dollar waa wax gaajo ku soo korey nacalaa kugu yaal sida gunta jeegaanta a u hadlin si nin garxajisa ah uhadal jeegaantu sumcadii bay kaaga ciyaartay nacaskaw ay ay dhalay jeegaantu meel ha ku gayso saqajaan

  3. MAASHA Allah dalka hadii meel looga soo wada jeesto midnimadiisa fanan iyo siyaasiba hana ogaadaan cadowga dalkeena inuu inaga xigo koonfurta yeynaan la isku keen mashquulin siiba DHALINYARADA yaryar aanan isku fiicneyn ogeyn dhibtii loo soo marey dalkooda hana ku qancaan quruxda iyo wanaaga dalkooda ALLOW noo siyaadi nabadaa sugan ee dalkeyga slland ayaan leeyahay koonfurtana masaakiinta allow xasadka aynoo hayaan allow ka saar oo naga sii xaqayaga

  4. Waar Waa Fanaan Qaran Qaranka Somaliland Buu Ayahay Muqdisha Dee Abtiyaal Kama Tirsana Somaliland Cidii Dafartana Waxaa La Xasuusim 1960 Yaa Ku Soo Biirey Oo uu Ingiriisku Xukumijirey #Somaliland Ha Noolato Codowgeeduna Ha Jabo Yaa idinka Cunsirsanaa Reer Muqdishowy iyo Reer Soomaliyaay Markuu Aabihiin Siyaad Afwayne Ina Xukumayay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here